Shirweynaha 4-aad ee Xisbiga Kulmiye oo Hargeysa ka furmay iyo Madaxweyne Biixi oo khudbad ka jeediyey

 

Hargeysa (SLpost)- Shirweynaha 4-aad ee Xisbil-xaakimka Kulmiye, ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaana ka qayb-galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Madaxweyne Ku-xigeenka Cabdiraxmaan Saylici, Ergooyin kala duwan oo ka kala socota gobollada dalka, Marti sharaf ka kala yimi dalka iyo dibedda oo Shirka lagu Marti-qaaday.

Muuqaalka Hoose ka daawo Jewigii shirku saaka ka furmay

Advertisement

Follow us On