Sheekh Mustafe Xaaji-Ismaaciil Oo Jeediyey Muxaadaro Cusub oo ka hadlaysa Afar Qiso oo ku jira Suuratul-Kahfi balse aan ku jirin Qur’aanka Intiisa kale

Hargeysa (SLpost)- Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun, ayaa gelinkii Dambe ee Jimcihii Maanta ka jeediyey Masaajidka Daaru-Sunna ee Woqooyiga Magaalada Hargeysa Muxaadaro Qiime leh oo ka warramaysa Qiisooyin Afar ah oo Eebbe ku xusay Suuratul Kahfi, kuwaas oo aan ku jirin Qur’anka intii kale.

CIMG5098Qisooyinka Muxaaradda Sheekhu koobsanayso ee ku jira Suuratul-Kahfi ee ku jirin Qur’aanka Intii kale, ayaa kala ah ASXAABUL KAHFI, ASXAABUL JANNATAYN, QISADA KHADAR IYO MUUSE, QISADA DUL-QARNAYN.

HALKAN KA DAAWO