Shan Qodob oo Joe Biden u sahlay inuu ku guulaysto Doorashada Madaxweynaha Maraykanka

 

Hargeysa (SLpost)- Halkan waxaanu idiinku soo gudbinyanaa warbixin muuqaal ah oo wariye Maxamuud Saleebaan Iidle oo ka tirsan Telefishanka SomNews Tv ka diyaariyey Qodobbo ay falan-qeeyayaasha siyaasadda iyo warbaahinta duniduba u aragtay inay u sahashay Joe Biden inuu ku guulayso doorashada madaxweynaha ee dalka Marakaykan.

Muuqaalka Hoose kaga bogo oo dhugo qodobbada uu suxufigu warbixintiisa ku soo qaatay ee Joe Biden u sahlay inuu ka guulaysto madaxweyne Donald Trump

 

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net