Shan iyo Toban Xildhibaan Oo Soo Saaray Baaq Ay Walaac Kaga Muujiyeen Hantida Qaranka

Hargeysa(SLpost)-Shan iyo toban xildhibaan oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa soo saaray baaq ay walaac kaga muujiyeen sida xukuumaddu ay u adeegsato hantida ma guurtada ah ee shacbiga, kaas oo ay u xilsaarnayd ilaalinteeda.

https://youtu.be/u9rGhxihhnc