“Saddexda Maamul-goboleed ee Hawiye ayuu Mustaqbalka Somalia ku xidhan yahay ee Farmaajo hayska qabtaan”

“Saddexda Maamul-goboleed ee Hawiye ayuu Mustaqbalka Somalia ku xidhan yahay ee Farmaajo hayska qabtaan” – Siyaasi Ismaaciil Cabdilaahi oo Falanqeeya Siyaasadda mandaqadda. Waxa uu sheegay in Raysal-wasaaraha Ethiopia, Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Eritrea Isias Afwerki ay Farmaajo kula taliyeen inuu samaysto Ciidan isaga u darban si uu kursiga u sii haysto.