Radio SLpost: Xasan Ciise oo faahfaahiyey asbaabaha keenay muranka Golaha Wada tashiga, Ciddii fekerkiisa hindistay, Doorkii KULMIYE ku lahaa Aasaaskiisa Iyo Arrimo kale

Md Xasan ciise JaamacHargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha urur-siyaasadeedkii ku hadhay doorashadii deegaanka ee Xaqsoor Muj. Xasan Ciise Jaamac, ayaa  daboolka ka qaaday in Xubno ka tirsan Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ay qayb ahaayeen fekerka iyo aasaaskii Golaha Madax-bannaan ee Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka oo bishii hore Hargeysa lagaga dhawaaqay.

Xasan Ciise Jaamac waxa uu si faahfaahsan uga hadlay sababihii kallifay ku-dhawaaqista Golahan iyo siyaasiyiin horseed ka ahaa fekerka lagu aasaasay, kuwaas oo isugu jira xubno ka kala tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID iyo Xisbiga muxaafadka ah Kulmiye.

RadioMujaahid xasan ciise

mobile

SOMALIANDPOST.NET

contact@somalilandpost.net