Qabkii Faysal, Qiraalkii Cirro iyo Qoodhii Muuse Ee u Quus-gooyey Rejadii Cadowga Somaliland.

Murashaxiinta Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka Saddexda Xisbi Qaran ee Waddani,UCID iyo Kulmiye, ayaa maanta la guddoonsiiyey shahaadooyinka Murashaxnimada doorashada madaxtooyada ee la filayo inay dalka ka qabsoonto 23 bisha November ee sannadkan 2024

 

Advertisement

Follow us On