Puntland Oo Soo Bandhigta Sawirada Dadkii Ugu Waaweynaa Maxaabiista Ay Dagaalkii Al-shabaab Ku Qbteen iyo Wali Caruurta iyo Dadka Laga Tirada Badan Yahay Oo Ka Buuxa

Boosaaso(Slpost)-Muumulgobaleedka Somaliya ee Puntland ayaa mar kale soo bandhigay qaybka mid ah dadkii ay maxaabiis ahaanta uga qabteen ururka Al-shabaab ee dhawaan weerarka ku soo qaaday, dadkan ayaa waxa aad uga soo ifbaxay caruur u badan

shabaab shabaab4 shabaab3 al-shabaab2 shabaabP