Prof Saleebaan Maxamuud Guuleed oo si Weyn loogu Soo dhaweeyey Dalka Maraykanka (DAAWO)

Hargeysa (SLpost)- Prof Saleebaan Maxamuud Guuleed, Guddoomiyaha Jaamacadda Camuud ee ku taala duleedka magaalada Boorama ee gobolka awdal oo dhawaan socdaal ugu baxay waddamada Debedda, ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka, halkaas oo munaasibad soo-dhaweyn ah loogu sameeyey.