Prof Ibraahim Meecaad oo Naqdiyey weedhaha siyaasiyiin Faro-gelin ku sameeyey Arrimaha Ciidamada Qaranka

Prof Ibraahim Meecaad ayaa si adag ugu jawaabay siyaasiyiin Faro-gelin ku sameeyey Arrimaha Ciidamada Qaranka Somaliland, kuwaas oo hadal uu dhawaan jeediyey Taliye Nuux Ismaaciil Tani tarjumaad siyaasadaysan u sameeyey.

Kuwaas oo sida uu sheegay ay ka mid yihiin Eng Faysal Cali Waraabe, Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Siyaasi Cabdilaahi Geel-jire iyo Prof Cali Khaliif Galeydh.

Waxa uu Prof Meecaad Arrimahan kaga hadlay shir-jaraa’id uu maanta ku qabtay magaalada Hargeysa.

Muuqaalka Hoose kaga Bogo Hadalka Prof Meecaad.

https://www.youtube.com/watch?v=h0Wg3tldDPw