Nuxurka War-Murtiyeed Siddeed Qodob Ka Kooban oo Ka Soo Baxay Shirka Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya ee Djibouti

Nuxurka War-Murtiyeed Siddeed Qodob Ka Kooban oo Ka Soo Baxay Shirka Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya ee Djibouti

Shirka wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya oo shalay ka furmay magaalada Djibouti, ayaa caawa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban Siddeed Qodob.

Murtiyeedka ka soo baxay Shirka waxa si wada-jir ah u saxeexay Wasiirrada Arrimaha Gudaha ee labada waddan, iyadoo ay goob-joog ka yihiin Madaxweynayaasha Somaliland iyo Soomaaliya Muuse Biixi Cabdi iyo Xasan Sheekh Maxamuud.