Nuxurka Heshiis Hargeysa ku Dhexmaray Dowladaha Somaliland iyo Ingiriiska (Daawo VIDEO + SAWIRRO)

DSC_0112Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminaayo Wasiirka Dawlada ingiriiska u qaabilsan Horumarinta caalamiga ah. Grant Shapps, oo ay wehelinayso safiirka Ingiriiska u fadhiya magaalada Addis Ababa Harriet Mathews.

Shirka dhexmaray labada dowladood, ayaa lagu kala saxeexday heshiis lagu sii xoojinayo kaalinta Dowladda Britain ku leedahay Sanduuqa Horumarinta Somalilnad (SDF) oo ay xubno ka yihiin waddamo ka tirsan Midowga Yurub.

In kasta oo saxaafaddu dibad-joog ka ahayd kulanka, waxa qodobbada laga wada-hadlay saxaafadda u faahfaahiyey Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis iyo Wasiir Horumarinta Caalamiga ah ee Ingiriiska Grant Shapps oo kulanka kaddib si wada-jir shir-jaraa’id ugu qabtay Xarunta madaxtooyada.

DSC_0030 DSC_0031

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

DSC_0036 DSC_0038 DSC_0042 DSC_0047 DSC_0050 DSC_0055 DSC_0059 DSC_0062

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

DSC_0103 DSC_0112 DSC_0132

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

DSC_0140 DSC_0149 DSC_0154 DSC_0168 DSC_0203

 

HALKAN KA DAAWO