“Nin Waliba Wuu ku Qasban yahay Shuruucda Dalka” ~ Xisbiga UCID Oo Ayiday Tartanka Ururada Siyaasada

Advertisement

“Annagu Waanu u hoggaansanahay Shuruucda, Ciddii Aan Shuruucda Dalka U hoggaansanayn ayuun baa ka Hor iman doonta ee wakhtigeeda Hala Gaadho” ~ Xisbiga UCID Oo Ayiday Tartanka Ururada Siyaasada ee Somaliland

Kaga Bogo Muuqaalka Hoose oo iftiiminaya kala qayb-sanaan soo kala dhex-gashay Xisbiyada Mucaaradka

Advertisement
Advertisement