Nimco Xuseen Qawdhan oo ka Warantay Sababta ay iskaga Casishay Xilkii ay Qaranka u Haysay

Hargeysa(SLPost)– Nimco Xuseen Qawdhan, wasiirka wasaaradda dib u dejinta waxa ay ahads xubinta kaliya ee haween ah ee ku jirtay masuulliyiintii maanta iska casillay xukuumadda Kulmiye.

 

Nimco ayaa warbaahinta uga warantay sababta kaliftay iscasilaadeeda iyada oo qayb ka ah labada garab ee ku loolamaya musharaxnimada xisbiga dalka taladiisa haya ee Kulmiye.

 

Nimco Xuseen oo ka hadlaysa sababta isku casishay iyo is casillaaddeedaba halkan hoose ka daallaco: