Muxuu Madaxweyne Biixi Ka Yidhi Aafada KUFSIGA iyo Kiisaska Maxkamadaha lagaga gar-naqo?

 

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa aafo qaran oo muddooyinkii u dambeeyey waddanka ku soo batay ku tilmaamay tacaddiyada loo geysto haweenka oo Kufsigu ugu horreeyo, waxaanu sheegay inay xukuumad ahaan meel adag ka taagan yihiin in sharciga la horgeeyo cid kasta oo dambi geysata.

Madaxeyne Biixi oo maanta khudbad ka jeediyey shirweynaha 4aad ee Xisbiga Kulmiye oo uu maanta furay, waxa uu sheegay inay xukuumad ahaan ku hawlan yihiin sharci gaar ah oo lagula dagaalamayo dhibaatada kufsiga si qofka dambiilaha ah sharciga loo mariyo.

Advertisement

Muuqaalka Hoose kaga bogo hadalka Madaxweynuhu ka sheegay Arrintan

Follow us On