Madaxweynaha Dalka Brazil Dilma Rousseff ayaa iska difaacaysa qorsha la doonayo in xilka looga qaado,Arinkani ayaa soo baxday kadib markii la sheegay eedeymo la xiriira massuqmaasuq.
Balse dagaalkan ayaa u muuqda in uu kusii adkaanayo oo aysan suura gal ahayn in ay is difaacdo.
Xisbiga ugu weyn isbahaysigeeda ayaa go’aansaday in u dowladda ka baxo ka dib eedahan badan ee soo baxay
Madaxweyne Rousseff ayay dhici kartaa in si kumeel gaar ah ay shaqada xafiiska dhinac ugu istaagto
Dalka Brazil ayaa waxaa si weyn la isugu haystaa fadeexado la xiiriira lacago la dhacay