Murashax Maxamed Dhigane oo kormeer ku maray Degmooyinka Qorilugud iyo Coodanle

 

Burco (SLpost)- Musharax Maxamed Cabdiraxmaan Dhigane ayaa Si weyn Loogu Soo Dhaweeyay Deegaamada Qorilugud Iyo Coodanle oo uu kormeer ku maray.

Musharaxa oo ka mid ah aqoonyahanka u taagan doorashada Golaha Wakiilada, gaar ahaan gobolka Togdheer oo uu ka sharraxan yahay, waxa si weyn loogu soo dhaweeyey degaano ka tirsan gobolkaas, isagoo ku wareejiyey agabka ciyaaraha iyo koob ciyaareed si dhalinyartu u horumariyaan isboortiska.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose