Midawga Yurub Oo Dhaqaale Ku Siinaya Turkiga Joojinta Qaxoontiga

EU(SLpost)-Kulan wada xaajood ah ayay maanta yeelanayaan wadamadda Yurub iyo Turkiga,Kulankan ayaa ujeedadiisu waxay tahay sidii wax looga qaban lahaa arimaha qaxootiga Yurub galaya,Wamada Midowga Yurub ayaa doonaya inay Turkiga siiyaan lacago malyuumaad ah.

Sidoo kale Turkiga waxuu wataa qorshe uu doonayo inuu kaga mid noqdo golaha Midowga Yurub,Kumanaan qaxooti ah ayaa sii mara dalka Turkiga marka ay doonayaan inay Yurub galaan,Dalka Giriiga waxaa hada ku xayiran kumanaan qaxooti ah oo magangalyo doon ah

Wadamada Yurub waxaa dhib weyn ku haya qaxootiga ka cararaya colaadaha dalalkooda