Maxay Weftiga Beesha Caalamku kala Hadleen Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland?

 

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Dastuuriga ah ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali, ayaa faahfaahin ka bixiyey kulan uu maanta la qaatay Wefti isugu jira Safiirrada beesha Caalamka ee taageera nidaamka Dimuqraadiyadda iyo Doorashooyinka ee Somaliland.

In kasta oo aanay saxaafaddu goob-joog ka ahayn Kulanka dhexmaray Guddoomiyaha Maxkamadda Sare iyo Weftiga Beesha Caalamka, waxa ka sokow arrimaha laga wada-hadlay uu Garyaqaan Aadan Xaaji Cali socdaalka Weftigu ku yimi dalka ku tilmaamay mid ka tarjumaysa in beesha Caalamku danaynayso Somaliland iyo horumarkeeda.

Muuqaalka Hoose ka daawo hadalka guddoomiyaha Maxkamadda Sare