Maxay Tahay Sirta Uu Cali Warancade Sannadaha Badan Qarinayey ee Uu Maanta Sheegay?

Ka Daawo Muuqaalka Hoose La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde oo maanta hadal ka jeediyey Xaflad laysku arkay oo uu xilka kula wareegay wasiirka Cusub ee Wasaaradda Shaqo-gelinta iyo Arrimaha Bulshada Cali Xoor-xoor Oo Tobanaan Sanno kaddib ku soo laabtay xilalka Xukuumadda Somaliland.