Aqoonyahan Maxamed Cali Bile oo shaaciyey in uu ku biirayo Saaxadda Siyaasadda Somaliland

 Hargeysa  (sl post) Aqooyahan Maxamed cali bile oo shaaciyey inuu ku soo biiray siyaasiyiinta somaliland waxanu ku dooday in uu leeyahay khibrad dheeraada oo la xidhiidha waayo Aragnimo badan islamarkana uu ka mid noqon doono siyaasiyinta dalka