Maxaad ka ogtahay Xogta Diyaaradaha Rakaabka ee La soo Riday, Waddamada ka dambeeyey iyo dalalkii iska lahaa?

Waxa aanu halkan idinku soo gudbinaynaa Xogta diyaaradaha Rakaabka ee toogashada Gantaalaha lagu soo riday ilaa sannadkii 1973-kii.

Macluumaadka aanu ku soo qaadanay Video-gan, waxa ugu horeeya oo aanu ku soo qaadanaynaa diyaarad ay leedahay Iran oo ciidamada Maraykanku ku soo rideen biyaha gacanta Hormus sannadkii 1973-kii. Waxaana ugu dambeeyay diyaarad ay leedahay Ukraine oo ciidamada Iran todobaadkii hore si aan ku-talo-gal ahayn ugu soo rideen duleedka caasimadda Tehran.