Maxaabiis ku Xidhnaan Jirtay JEEL-OGAADEEN oo Ka Warramay Tacaddiyadii loo Geystay iyo Ciqaabihii ay soo Mareen

Hargeysa (SLpost)- Qaar ka mid ah Maxaabiis ku xidhnaan ku jirtay Jeelka lagu magacaabo Jeel Ogaadeen muddadii uu xilka hayey madaxweynihii hore Cabdi Maxamuud Cumar. Jeel Ogaadeen ayaa ku yaalla duleedka magaalada Jigjiga ee Xarunta Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya.

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE