Masuul Ka soo Goostay Maamul-goboleedka Puntland oo lagu soo dhaweeyey Duleedka Laascaanood

 

Laascaanood (SLpost)- Maayerkii magaalada Taleex ee gobolka Sool ugu magacownaa maamul-goboleedka Puntland, ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii uu u hayey maamulkaas.

Iimaan Cali Faarax oo ka soo kicitimay magaalada Garoowe ee Puntland, waxa deegaanka Tukaraq ee Bariga magaalada Laascaanood si diirran ugu soo dhaweeyey Saraakiil ka tirsan Ciidanka Qaranka iyo masuuliyiin kale, kuwaas oo markii dambe u soo galbiyey dhinaca magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool.

Warkan oo Faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose