Maraykanka oo dadkiisa kala baxaya Turkiga

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay shacab ka jooga dalka Turkiga koonfurtiisa kala baxayso halkaasi.
Maraykanka waxuu sheegay inay cabsi jirto ku wajahani deeganadaasi.
Sida uu sheegay afhayeen u hadlay Maraykanka ayaa arinkani ku tilmaamay cabsi xaga amaanka ah.
Qoysaska la sheegay in laga qaadayo saldhigyo Maraykanka uu ku leeyahay dhinaca koonfureed ee Turkiga.
Saldhiga ugu weyn ee Maraykanka uu ku leeyahay koonfurta Turkiga ayaa looga duulaa kooxda Daacish.
Dowlada Turkiga kama uusan hadlin warkan cusub ee Maraykanka ka soo yeeray.
saldhiga us