Magacyada 9 Urur Oo La Tartami Doona 3-da Baarqab ee Siyaasadda Somaliland

Guddiga Diiwaangelinta ururada iyo ansixinta Asxaabta Siyaasadda Ayaa maanta Soo saaray Tirada 9 urur-siyaasadeed oo ka soo dhex-baxay 14-ka urur-siyasadeed ee tartanku ku dhexmaray tirkoobka madax-taabashada Gobollada dalka.

Sagaalka Urur-siyaasadeed ayaa la tartami doona saddexda Xisbi Qaran Jira.