Madaxweyne Siilaanyo oo Furay Bandhigii Ganacsi ee u horreeyey Somaliland oo Shirkadda Dahabshiil leedahay

HARGEYSA (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta si rasmi ah xadhigga uga jaray Baanka Ganacsiga Islaamiga ah ee Shirkadda Dahabshiil oo laga furay dhisme fooqii ugu dheeraa uguna ballaadhnaa Hargeysa ah oo dhismihiisu muddo toddoba sannadood ah ka socday Badhtamaha Suuqa Caasimadda Hargeysa, kaasoo ay Malaayiin Doollar oo Lacag ahi ku baxeen hirgelintiisa oo ay Shirkadda Dahabshiil leedahay.

HALKAN KA DAAWO