Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo U Kicitimay Gobolada Bariga

Hargeysa (SL.Post) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maamnta safar ugu kicitimay gobolada bariga Somaliland gaar ahaan magaalada Laasacaanood oo la sheegay in Madaxweynaha iyo weftigiisu ay gaadhayaan.

 

 

 

Safarkan  Madaxweyne Siilaanyo maanta ugu kicitimay bariga dalka ayaa waxa ilo-wareedyadu sheegeen inuu kulamo la yeelan doono hoggaamiyaha Khaatumo Prof: Cali Khaliif Galaydh  oo la sheegay inuu dalbaday inay is toos ah isku soo horfadhiistaan isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo.

 

 

 

La Soco goor dhaw warkan oo faah-faahsan.

 

 

 

 

 

Somalilandpost.Hargeysa