Madaxweyne Muuse Biixi oo sababta Cirro hoggaanka Xisbiga ugu Wareejiyey Xirsi ku tilmaamay Waxtarka Wax-qabadka Xisbiga Kulmiye

Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay sababta uu Ex-guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi hoggaanka Xisbiga Waddani ugu wareejiyey Guddoomiyaha Cusub Xirsi Cali Xaaji Xasan.

Madaxweynaha ayaa arrintan iyo qodobbo kale kaga hadlay khudbad uu ka jeediyey furitaanka Madaarka Caalamiga ah ee Berbera oo uu maanta xadhigga ka jaray, kaddib casriyeyn iyo dib-u-habayn muddo lagu waday.

Hadalka Madaxweynaha kaga bogo muuqaalka Hoose