Madaxweynaha Somaliland oo Xafiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Wadamada JSL Ka Tegeera Horumarinta. +Sawiro

Hargeysa (SLPOST)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socda wadamada Norway, Denmark,

unnamed-79 (1)

Holland, iyo Australia waxaana ku wehelinaysay kulankan wadamadaasi hay’adda UNODC oo safarka qaban qaabadiisana lahayd waxaana weftigaasi hogaaminaayey Safiirka Dalka Australia Mr. Geoffrey Tooth.

Waxaana Dhinaca Xukuumada kulankaasi Madaxweynaha ku wehelinaayey

 

unnamed-82

unnamed-81 (1)

1.     Madaxweyne ku xigeenka JSL, Mudane. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)

2.     Wasiirka Madaxtooyada JSL, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan

3.     Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Garsoorka, Eng Xuseen Axmed Caydiid

4.     Wasiirka Ganacsiga iyo Xidhiidhka Caalamiga ah Maxamed Cabdilaahi Cumar

5.     Wasiirka Beeraha JSL, Mudane Prof. Faarax Cilmi Maxamuud (Geedoole)

6.     Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibeda JSL, Mudane, Mowliid Maxamed Karaani

7.     Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Mudane Cali Axmed Cali.

Dhinaca Weftiguna waxay ka koobnaayeen

unnamed-79 (1)

1.     Geoffrey Tooth High Commissioner (Australia)

2.     Amanda Davis Deputy head of Mission Australian High Commission Nairobi John Wilcox

3.     Johan Frederik Mau, Programme Officer at Embassy of Denmark in Kenya

4.     Mr. Jan-Petter Holtedahl, Counselor at Royal Norwegian Embassy in Nairobi

5.     Carl P. Salicath Director for Maritime Security (Norway)

6.     Mr. Andreas Skulberg Deputy Director General at Ministry of Justice and the Police (Norway)

7.     Senior Adviser Section for Sub-saharan Africa Ministry of foreign Affairs (Norway)

8.     Alain Ancion Deputy Ambassador to Somaliland and Somalia (Holland)

9.     UNODC- Koshin

10.           Leonardo Hoy-Carrasco Consultant Hostage upport UNODC MCP

11.           Rainer Fraunfeld, Director, Nairobi Operational Hub

12.           Patrick Fruchet, Deputy Director, Nairobi Operational Hub

13.           Francesca Caonero Associate Expert-PPTP

00000000001 (1)

Ugu danbayntiina Waxa Kulankan oo saacado qaatay waxa ka warbixiyey Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka Jamhuuriyada Somaliland Eng. Xuseen Axmed Caydiid iyo Safiirka Dalka Australia ka socday Mr. Tooth.

 Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland