Madaxweynaha Oo Xubno Wasiirro Ah U Xilsaaray Biyo-dhaamis, Abaaro Jira Awgood

Burco, (SLpost)- Wasiirka Warfaafinta Cabdilaahi Cukuse oo uu wehelinaayo Wasiirudawlaha Maaliyada Cadaani ayaa burco kaga dhawaaqay Biyo dhaamis degdeg ah oo uu madaxweynuhu iclaamiyey maanta 01.08.2015 in guud ahaan goobaha ay ka jirto biyo la’aantu la gaadhsiyo booyadaha biyaha dhaamiya loona gurmado shacbiga iyo xoolaha ooman.