Madaxweynaha oo Furay Dhisme dabaq ah oo loo dhisay Wasaaradda Boosaha iyo Is-gaadhsiinta (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta xadhigga ka jaray dhisme cusub oo loo dhisay Wasaaradda Boosaha iyo Is-gaadhsiinta Somaliland, kaas oo laga dhisay xaruntii hore ee Wasaaraddaas.

DSC_0186Wasaaradda Boosaha iyo Is-gaadhsiinta ayaa noqonaysa wasaaraddii u dambeysay ee dhisme cusub loo sameeyo, iyada oo wasaaradaha dawladda intooda badan loo dhisay dhismeyaal cusub muddada ay xukuumadda Kulmiye talada dalka haysay.

DAAWO SAWIRRADA