Madaxweynaha FIF Oo Socdaalkiisii Koowaad Ee Uu Baxo Ku Yimi Jabuuti

Madaxqweynaha xidhiidhka kubbada cagta adduunka ee FIFA ayaa booqasho ku tagay dalka Jabuuti, halkaasi oo uu kula kulmay madaxda Djibouti iyo xidhiidhka ciyaaraha ee dalkaas.

Gianni Infantino, ayaa ballan qaaday taageerro ay FIFA Djibouti ka taageerto dhinaca ciyaaraha kubbada cagta.

Waxa uu sheegay in heerka cayaaraha Jabuuti uu u baahan in si aad ah loo hormariyo, islamarkaana FIFA ay gacan ka geysan doonto sidii taas loo fulin lahaa.

jabuuti