Jabuuti(Slpost)-Madaxweynaha Jabuuti ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay madaxweynaha Falastiin Maxuud Cabaas oo booqosho rasmi ah ku jooga dalka Jabuuti,sida oo kale waxa uu madaxweynaha falastin lagu qaabilay baarlamaanka dalkaas.
https://youtu.be/f6LbpX4jamA