Madaxwayne Siilaanyo Oo Ka Duulay Madaarka Hargeysa,isagoo usii jeeda dalka turkiga

Hargeysa,  (SLpost) – Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa daqiiqada ka hor ka duulay Madaarka Hargeysa ee Igal International Airport, kaas oo u baqooley dalka Turkiga oo uu saddex maalmood ka hor ka baaqsaday inuu tago.

madaxweynaha

Madaxwayne Siilaanyo oo Warbaahin rasmimedia  ka mid tahay ugu waramay Madaarka Hargeysa ayaa ka hadlay cunaqabataynta hubka ee Somalia laga qaaday iyo sida uu u arko, kaas oo sheegay inaanay waxba u dhimaynin Somaliland.

Madaxwayne Siilaanyo ayaa sidoo kale sheegay inaanay suurta-gal ahayn wada-hadaladii la filayey inay Somalia la yeelato Somaliland, kaas oo sheegay inay buriyeen wada-hadaladaas cunaqabaynta hubka ee laga qaaday Somalia.

Somalilandpost.net/London