Madaxtooyada Oo Xisbiga Waddani Jawaab Ka Siisay Qoraalkii Uu Soo Saaray

Hargeysa(SLpost)-Afhayeenka madaxtooyada Somaliland ayaa jawaab siiyay xisbiga Waddani oo dhawaan madextooyada ku eedeeyay inay ka sameeyaan been abuur, waxaanay sheegeeen in Amed Muumin Seed oo shirka u matalayay xisbigu uu ayid sanaa in la fuliyo wax kasta oo diiwaangalintu ku suurto galayso.
https://youtu.be/vyxM7sZxDv4