“Ma Nihin Niman Cabudhini soo Xero-galinayso oo Adiguba Waad nala soo aragtay” – Ismail Cabdilaahi

“Ma Nihin Niman Cabudhini soo Xero-galinayso oo Adiguba Waad nala soo aragtay” – Siyaasi Ismaaciil Cabdilaahi oo farriin u diray madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya iyo hab-dhaqanka laga filayo inuu ku wejaho siyaasadda la-macaamilka Somaliland.

Siyaasi Ismaaciil waxa uu ka hadlayaa Hab-dhaqankii madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo guul-darradii ka soo gaadhay doorashadii madaxweynaha Dalkaas, isagoo xusay in doorashadaasi guul u ahayd Soomaaliya iyo Beelaha Hawiye.

Muuqaalka Hoose kad aawo Hadalka Ismaaciil Cabdilaahi