Hargeysa (SLpost)- Munaasibad si ballaadhan loo soo qaban0-qaabiyey oo ay goob-joog ka yihiin Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Murashaxa Madaxweynaha, guddoomiye ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka, ayaa caawa lagu qabtay magaalada London.
Munaasibaddan oo ay soo qaban-qaabiyeen Taageerayaasha Xisbiga ee dalka, UK, gaar ahaan magaalada London, ayaa wakhtigan si toos ah uga socota magaalada London, iyada oo taageerayaasha Xisbiga ee carriga Ingiriiska iyo masuuliyiinta u qaabilsan xisbiga dalkaas ay daadidihinayaan.
Warka oo dhammeystiran iyo Hadallada Masuuliyiinta Goor Dhow naga filo…..
Advertisement
DAAWO SAWIRRADA