Laascaanood: Tirada Dad u geeriyooday iyo kuwo laga helay Xannuunka Covid-19

 

Hargeysa (SLpost)- Inta la ogyahay oo la xaqiijiyey Afar qof ayaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ugu geeriyooday Xanuunka Safmarka ah ee Covid-19 oo saamayn xooggan ku yeeshay gobolkaas.

Isu-duwaha Wasaaradda horumarinta Caafimaadka ee gobolka Sool, Dr Maxamuud Xaaji Khaalif, ayaa sheegay in xanuunka laga helay soddon iyo todoba qof bishii ugu danbaysay islamarkaana ay u geeriyoodeen afar ruux.

Xanuunka Covid-19 ayaa dib ugu soo laba kacleeyey Jamhuuriyadda Somaliland iyadoo ay jirto inaanay shacabku u hoggaansamin digniinaha iyo fariimaha caafimaad ee xannunka laga gudbiyey.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose

 

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net