Kulan Dhexmaray Saddexda Xisbi Qaran iyo Nuxurka Saddex Qodob lagu Heshiiyey 

Hargeysa (SLpost)- Hoggaamiyeyaasha sare-sare ee Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland, ayaa saaka kulan ku yeeshay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa.

Kulanka oo goob-joog ka ahaayeen masuuliyiin sare-sare oo ka tirsan Xisbiyada UCID, KULMIYE iyo WADDANI, isla markaana saxaafaddu dibad-joog ka ahayd, ayaa la sheegay in lagaga arrinsanayey Qabsoomidda Doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka, haseyeeshee xogo ay warbaahintu heshay markii kulankaasi soo dhammaaday, ayaa lagu sheegay in laysu af-gartay saddex qodob oo gun-dhig u ah heshiis laga siman yahay oo saddexda Xisbi Qaran.

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE