Khasaaraha dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay Qarax ka dhacay Magaalada Buuhoodle iyo magacyada Siyaasiin ku geeriyootay

Buuhoodle (SLpost) – Qarax Dhimasho iyo Dhaawac sababay ayaa Caawa ka dhacay magaalada Buuhoodle ee Xarunta gobolkaas.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu fuliyey Qof Is-miidaamiyey oo Waxyaabaha Qarxa isku soo xidhay, ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen laba Siyaasi oo u dhashay deegaankaas oo xilal ka soo qabtay Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Khaatumo.

Faahfaahinta warkan ka daawo Muuqaalkan Hoose