Kenya: Ololihi Dorashoyinka oo Dhamanaya Iyo Codbixintii Oo Loo Diyaar Garoobayo

 

Nairobi (Slpost)- Murashaxyada doorashada guud ee Kenya ayaa qabanaya ololohoodii ugu danbeeyay inta aan la gaadhin doorashada dhacaysa maalinta Isniinta.

 

Waa doorashadii ugu horaysay ee la qabto tan iyo intii la sameeyay dastuurka cusub, si looga hortago inuu dhaco dagaal la mid ah kii dhacay doorashadii shan sano ka hor oo ay ku dhinteen in kabadan kun qof.

 

Labada nin ee ku tartamaya doorashada ee Raiisal Wasaare ku xigeenka Uhuru Kenyatta iyo William Rutto, ayaa Maxkamada Danbiyada ee Caalamiga ay ku soo oogaysaa dacwad bilaha soo socda.

Si kasta oo ay ahaato ba dorashada ayaa loo sameyay meelo lagu codeeyo waxana dadku ay sugayaan malinta dorashada in qofkastaba ku ciil baxo codkiisa.

 

SOMALILANDPOST