Jilaa Caan ah oo Metelay Aragtiyaha Kala Duwan ee Shacabka Somaliland ka aaminsan yihiin Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xukuumaddiisa

Mid ka mid ah Jilaayada Caanka ah ee magaalada Hargeysa oo lagu Naaneyso XIID, ayaa majaajilo kooban ka metelay Metelay Aragtiyaha Dhabta ah ee muwaadiniinta Somaliland ka aaminsan yihiin Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wax-qabadka Xukuumaddiisa.

Muuqaalka Hoose ka daawo Jilaaga oo metelaya laba Afkaarood oo shacabku inta badan ka aaminsan yihiin Madaxweynaha.