JEWIGII SAAKA EE GOLAHA: Muuqaaladii kala duwanaa ee Golaha Wakiillada (Sawirro)

HARGEYSA (SLpost)- Waxa Maanta oo Sabti ah dib loo dhigay Kalfadhigii 26aad ee Golaha Wakiillada Somaliland oo loo ballansanaa inuu furmo, ka dib markii golaha ka soo xaadireen xildhibaannada Muxaafadka ah ee Aqlabiyadda Golaha Wakiillad oo doonayey inay maamuus ka xayuubin ku sameeyeen Guddoomiyaha Golahaas Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro.

22

7 54 32 22 4 3 q aa jjjj 1505004_10202708785195592_2994199884405690839_n guddoomiye