Jamaal Cali Xuseen Oo Magacaabay Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Iyo Dareenada Ku Xeeran

(SL.Post) Musharaxa Madaxweynaha ee xisbga UCID Jamaal Cali Xuseen  oo maanta warbaahinta kula hadley xarunta dhexe ee  xisbiga UCID ayaa  uu magacaabay Xoghayha guud ee xisbigaasi.

jamal-ali-xusen

Halkan ka daawo.

Somalilandpost.net