Jaaliyadda Somaliland ee Barafka Yurub Dhexdiisa Lacagaha ugu Ururinaya Suuqa Waaheen

Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan dalka Norway, ayaa bilaabay olole ballaadhan oo ay qaadhaan ugu ururinayaan Dib-u-dhiska Suuqa Waaheen, waxaanay hawlaha lacag ururinta oo ay ka wadaan jidadka caasimadda dalkaas ee Oslo ku jiraan xilli uu dhacayo baraf ama qabowga inta badan ka jira Woqooyiga Qaaradda Yurub.

 

Advertisement

Follow us On