Horyaalka LA LIGA oo Hoggaaminaya Liiska Kooxaha Maal-qabeennada ah ee Qaaradda Yurub.

Kooxaha Real Madrid iyo Barcelona ee ka dhisan Horyaalka Spain ee La Liga-ha, ayaa hoggaaminaya liiska kooxda Maalqabeennada ah ee Qaaradda Yurub, iyada oo kaalinta Saddexaad iyo Afraad ay ku kala jiraan Kooxaha Manchester United iyo Bayern Munich ee kala tirsan Liigagga Ingiriiska iyo Jarmalka.

Hoos ka Akhriso Liiska oo Dhammaystiran

RICH2RICH3

 

SOMALILANDPOST.NET

sports[at]somalilandpost.net