Hooyo Ku Indha Beeshay Qarax Miino oo Codsatay Intaageero Loo Fidiyo

Burco(Slpost)-Hooyadan oo ku sugan xaruta gobalka Togdheer ee Burco ayaa haysata afar caruur ah waxaanay sheegtay indhaheeda oo haatan aan shaqaynayan inay leeyihiin rajo hadii lagu taageero in ay tagto dhakhaatiir wacan oo loogu tilmaamay dalka jarmalka