Hawd iyo Hargeysa Oo Laga Hiifay Hawraartii Xisbiyada Mucaaradka Somaliland

Advertisement

Madax-dhaqameedka Gobollada Hawd iyo Maroodijeex, ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka jira dalka, waxaanay si adag uga soo horjeesteen dhawaaq dhawaan ka soo yeedhay axsaabta mucaaradka ee Somaliland.

Madax-dhaqameedkani waxa ay taageereen isla markaana sharci ku tilmaameen muddo-kordhinta golaha guurtidu u samaysay madaxweynaha Somaliland.

Advertisement
Advertisement