HARGEYSA: Xog-warranka Suxufi dhowr maalmood u afduubnaa Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Jidh-dil loo geystay (VIDEO)

caarsheHargeysa (SLpost)- Weriye Cabdifataax Ismaaciil Caarshe oo muddo dhowr maalmood ah guriga magaalada Hargeysa ku yaalla ugu af-duubnaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, ayaa ka sheekeeyey jidh-dil loo geystay iyo qaabkii looga af-duubay meel gurigiisa ku dhow xilli hore oo subaxnimo ah.

HOOS KA DAAWO